SAWIRRO: Maxaa loo qariyay kulankii dhex maray Ra’iisal wasaare Kheyre iyo Hailemariam ?

4CEBB637-7670-4343-9004-74209B68F6ADIGU SAWIRRO: Maxaa loo qariyay kulankii dhex maray Ra’iisal wasaare Kheyre iyo Hailemariam ?


Sep 23, 2017 – Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirka Golaha Guud ee Q/Midoobay ayaa kulan gaara la yeeshay dhiggiisa dalka Itoobiya Haile Mariam Deselgn. Continue reading

Advertisements
Image

Voice Somalia AN SOMALI AMERICAN GAZETTE OF THE GREATER WASHINGTON D.C. AREA

Danjiraha cusub ee Maraykanka oo soo gaaray magaalada Muqdisho

imageDanjiraha cusub ee Maraykanka oo soo gaaray magaalada Muqdisho


VoiceSomalia: – 09/08/2016 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Soomaaliya, mudane Cabdi Salaan Cumar Hadliye ayaa maanta warqadihii aqoonsiga ka gudoomay safiirka Dowladda Mareykanku ay u soo magacawday dalka Soomaaliya Mr.Stephen M. Schwartz.
Stephen M. Schwartz ayaa warqadaha aqoonsigiisa ku wareejiyay Wasiir Hadliye, sheegayna inuu rajeynayo inuu dhawaan la kulmo madaxweynaha dalka Soomaaliya. Continue reading

From refugee to the White House: A woman’s American Dream realized

image

Fatima Noor, Policy Assistant for Immigration Policy and Rural Affairs at the White House Domestic Policy Council. (Photo: Supplied)


Sunday March 13, 2016 – In the latest edition of our series profiling Muslim Americans working at the White House, we met Fatima Noor, Policy Assistant for Immigration Policy and Rural Affairs at the White House Domestic Policy Council. Continue reading

BARNAAMIJKA GAAR AH Geeridii marxuum xasan cabdiraxman 26 01 2016

DOUBLE DEATH: REMEMBERING HASSAN ABDIRAHAMAN AND AMBASSADOR OSMAN

DOUBLE DEATH: REMEMBERING HASSAN ABDIRAHAMAN AND AMBASSADOR OSMAN

Moment Media IQRA  PenSomalia

Death has no boundaries, and when it strikes, it does so with venom inflicting you with deep wounds. The deaths of two relatives and friends, the late Hassan Abdirahman Haji Hassan and Ambassador Abdullahi Said Osman were such a blow. Hassan and Ambassador Osman were from the same family, and their death one week apart (January 21th and 27th 2016, respectively) represents an irreparable loss to their families and friends. Continue reading

IN MEMORIAM: AMB. ABDULLAHI SAID OSMAN

Moment Media IQRA | PenSomalia |

On Wednesday, January 27, 2016 the Somali people lost one of their best and brightest advocates and senior diplomats in the person of Ambassador Abdullahi Said Osman, who passed away in the U.S, and in him I also lost a great friend of long standing – a friend whose memory I shall cherish for the rest of my life. I gather he and I were, approximately, of the same age, but we were introduced in 1961 by common friends in Hargeisa. He was then on leave from his law studies in the U.K and I was working in the Governor’s Office. I had finished my secondary education the year before in Aden and was hoping for a scholarship abroad. We have since been very good friends. Continue reading

AN INTERVIEW WITH AMB. ABDILLAHI SAID OSMAN

AN INTERVIEW WITH AMB. ABDILLAHI SAID OSMAN

Pen Somalia – Moment Media IQRA

Editor’s Note: Death is reality faced by everyone who lives as Allah told us in the Quran” Every soul will taste death” Surat El Imran. In commemoration of the passing of Ambassador Abdillahi Said Osman on January 27, 2016, WardheerNews would like to re post an in-depth interview we conducted with Ambassador Osman.on June 2, 2006. Continue reading

Danjire daacada yaa Dadku doona

http://mogadishumomentsproject.wordpress.com/2014/08/09/good-governance-is-key-to-attract-u-s-investments-to-africa/


Danjire/Safiir, waa: Diblomaasgi ugu sarreeya shaqeelaha Safaaradda wadankiisu ku leeyahay dal shisheeye. Dhammaan shaqaalaha safaaradduna waa wada danjirayaal, marka laga fiirsho shaqada ay dadka u hayaan.

Waxaa lama huraan ah in Danjire/Safiirku noqdo qof tacliintiisu ay aad u sarrayso, caqli iyo garasha dheerna leh, maamulka iyo maaraynta wax ka garanaya, afaf qalaadka ku hadli kara, qof haybad dawladeed huwan, muuqaalkeedna leh, isaguna garaysan yahay xilka loo dhiibay inuu sidaa yahay.

Haddaba, mudanaha ordaayoow ma xildoon baad tahay? Mise xisaab baad xiraysaa? Xilka aad u hanqal taagayso ma hanan kartaa? Mise leedahay aqoontii looga baahnaa? Ma isu dhigmaan xilka aad qabanayso iyo waayo aragnimadaadu? Xil doonow way fudud dahay sida aad xil ku qabatid kuma sii jirto xilligaan la joogee, xil laguu dhiibye maxaad qaban?! Continue reading

Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Mareykanka oo qaadacay Xaflad Safiirka Somalia ee Mareykanka ku lahaa Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka

imageMoment Media Ethics – 29 DEC 2015: – Xaflad qaab beeleed loo soo agaasimey isla markaasna ay horboodayeen jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland ee dalka Mareykanka laguna soo dhoweynaayey safiirka cusub ee Somalia ee dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad oo heyb dhow la ah madaxweynihii hore ee Puntland Faroole, oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Taabit oo ah wiil uu sodog u yahay Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa lagu qabtay Hotel Ramada oo ku yaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota Maalintii Sabtida.

Xaflad oo loogu magac darey dabaaldega dib u furida safaarada Soomaaliya oo muddo 24 sano xirneyd ayaa abaabulkeeda iyo qaabka ay dhacdey laga dheehan karey is-xulafaysi siyaasadeed oo ku dhisan qabiil iyo mid maamul goboleedyo oo salka ku haaya dagaalka siyaasadeed ee xiligaan kala guurka.

Beelaha Dirifle & Mirifle oo qaadacey ka qeybgalka xaflada Minneapolis ka dhacdey ayaa sheegay sababta ay banaanka isaga istaageen ku sheegay in xafladu aheyd mid dad gaar ah ay soo abaabuleen dano gaar ahna laga lahaa, isla markaasna dadka Soomaliyeed aysan u madaxbanaaneyn ka qeybgalkeeda. Safiir Axmed Ciise Cawadna uu si hoose xiriir ula soo sameynaayey Jaaliyada Puntland kuwaasoo oo isagu ka so jeedo, hase ahaate ay Puntland iyo Jubaland ay ka dhaadhiciyeen in ay Washigton yimaadaan xaflada ka dib si howlo badan ay u wada furdaamiyaan. Continue reading